Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-5aad)

  • Falastin Iman

Nolosha Hablaha Soomaaliyeed (Q-5aad)

Waa qeybtii Shanaad oo ah qeybtii ugu danbeysay oo ka hadlaysa dhibaatooyinka ay dagaaladu u geystaan dumarka Soomaaliyeed.

Qeybtan Shanaad ee barnaamijyadda Nolosha Hablaha Soomaaliyeed waxay ku saabsan tahay dhibaatooyinka ay dagaaladu u geystaan dumarka iyo waliba sababta ay dumarka ugu badan yihiin rayidka ku dhaawacma dagaallada.

Haddba waa qeybtii Shanaad ee ugu danbeysay waxaana soo diyaarisay Falastin Axmed Iman.