Martida Makarafoonka: Xagjirnimada Yurub

Toddobaadkan barnaamijka Martida Makarafoonka waxaan uga hadlaynaa dhalinyarada gashay falalka xagjirnimada ee dib ugu soo laabatay dalka Sweden taasi oo dood xooggan ka abuurtay waddankaasi sida laga yeelayo.

Barnaamijka waxaa sii diyaariyey soona jeedinaya weriyahayaga Yurub Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Your browser doesn’t support HTML5

Martida Makarafoonka Sabti