Hoobiyayaal lala beegsaday Xalane

Xalane

Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in hoobiyayaal ay ku dhaceen nawaaxiga garoonka Muqdishu gaar ahaan xerada Xalane oo xarun u ah Qaramada Midoobay iyo ciidamada AMISOM. Warar aanu ka helnay dhinaca amniga ayaa sheegayaan in ilaa 7 qof ay dhaawacmeen.

Haaruun Macruuf ayaa weerarkan ka waraystay weriyahayaga Muqdishu Xasan-Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Hoobiyeyaasha Muqdisho