Nairobi: Haweenka Qaba Cudurka Fistula

  • Sahra Abdi

Nairobi: Haweenka Qaba Cudurka Fistula

Cisbitalka magaalada Nairobi waxaa ku jira haween Soomaali ah oo qaba cudurka Fistula loo yaqaan ee haweenka ku dhaca xilliga foosha

Cisbitalka magaalada Nairobi waxaa ku jira haween Soomaali ah oo qaba cudurka Fistula loo yaqaan ee haweenka ku dhaca xilliga foosha.

Weriyaha VOA Nairobi, Sahra Cadbi Axmed ayaa booqatay Cisbitaalkaasi warbixinna ka soo dirtay.