Nabaddoono laga Horjoogsaday inay Uganda u Safraan

Seorang wanita India dan dua anak laki-lakinya menonton trailer dari film Bollywood "Yamla Pagla Deewana 2" di Mumbai, India.

Nabaddoono Puntland ka socday ayaa laga horjoogsaday inay tagaan shir uu garwadeen ka ahaa Ambassador Mahiga oo Kampala ka dhici lahaa

Nabadoono Puntland ka socday ayaa laga horjoogsaday inay tagaan shir uu garwadeen ka ahaa Ambassador Mahiga oo Kampala ka dhici lahaa.

VOAda ayaa waxay wareysatay Nabadoon Khaliif Aw-Cali Aw-Axmed oo ah Guddoomiyaha Dalada Nabaddoonada Puntland.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.