Muxuu salka ku hayaa khilaafka dowlad goboleedyada iyo wasaradda maaliyadda?
Xasan Sheekh iyo madaxda maamul goboleedyada
Muqdisho —
Wasiirrada Maaliyadda ee shanta dowlad goboleed ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay xalay soo saareen ku sheegay inay hakiyeen wadashaqeyntii ay la lahaayeen Wasaradda Maaliyadda ee dowladda federaalka Soomaaliya.
Dowlad Goboleedyaa ayaa ku eedeeyey Wasaaradda Maaliyadda inay ka baxday heshiisyo dhowr ah ay horey u galeen labada dhinac.
Haddaba khilaafkan iyo waxa uu salka ku hayo waxaa warbixintan ku eegeysa Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed.
Your browser doesn’t support HTML5
Muxuu salka ku hayaa khilaafka dowlad goboleedyada iyo wasaradda maaliyadda?