Muxuu Ra'iisul Wasaare Xamza Barre ka yiri xaaladda amni ee Muqdisho?
Xamza Cabdi Barre
Washington —
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay dilal iyo iska-hor-imaadyo ay dad ku dhinteen oo maalmihi lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay qaarkood ku lug lahaayeen ciidamada amniga.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in lasoo qabtay kuwi ku danbeeyay. Warbixintan waxaa inoo haya Cabdulqadir Maxamed Mursal Samakab.
Your browser doesn’t support HTML5
Muxuu Xamza Cabdi Barre ka yiri xaaladda amniga ee Muqdishp.mp3