Soomaaliya Ururada mucaaradka Puntland oo bayaan soo saaray November 30, 2022 Garoowe — Ururada mucaaradka Puntland ayaa soo saaray qodobo dhowr ah oo ay uga hadleen doorashada soo socota ee Puntalnd, iyagoo talooyin usoo jeediyey dowladaa. Warbixintan waxaa Garoowe inooga soo direy wariyaheena Nuux Muuse Birjeeb. Your browser doesn’t support HTML5 Baaqa ururada mucaaradka Puntland.mp3