Muuse Biixi oo xariga ka jaray biyo ballaadhinta Hargeysa

Mashruuca biyo balaarinta

Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi ayaa shalay xadhiga ka jaray wajiga koowad ee biyo ballaadhinta Hargeysa.

Weriyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakule ayaa booqaday xaafado aan biyo helin muddo ka badan 7 sano, waxaana uu la sheekaystay qaar ka mid ah dadka degaanka, isaga oo kadibna mashruuca biyo ballaadinta ka waraystay maareeyaha wakaalada biyaha Maxamed Cali Darood.

Your browser doesn’t support HTML5

Muuse Biixi oo xariga ka jaray biyo ballaadhinta Hargeysa.