Hargeysa —
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta soo saaray wareegto madaxweyne oo uu ku cayimayo taariikhda qabsoomida doorashooyinka Xisbiyada iyo Madaxweynaha.
Cayimaadda xilliga doorashada waxaa horey ugu dhowaaqay guddiga doorashada, taasi oo sida sharcigu qabo uu maanta madaxweynuhu ku xaqiijiyey wareegto.
Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Muuse Biixi oo wareegto ku cayimay xilliga doorashooyinka