Muuse Biixi oo sheegay xisbiyada ku tartami doona doorashada madaxweynaha

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeysay caddeeyey in saddexda xisbi ee ka soo dhexbaxa doorashada ururada Somaliland ay u tartami doonaan doorashada madaxweynaha.

Muuse Biixi ayaa hadalkan maanta ka sheegay dhaarinta xubnaha cusub ee guddida doorashada ee shalay uu meel-mariyey golaha wakiilada Somaliland.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Muuse Biixi oo sheegay xisbiyada ku tartami doona doorashada madaxweynaha