Hargeysa —
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay arrimaha doorashada Soomaaliya, mar uu maanta ka qayb galay cufcadii koowaad ee qalinjebinta barashada dastuurka iyo waddaniyada Somaliland.
Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan kasoo dirtay Hargeysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Muuse Biixi oo ka hadlay doorashada madaxweynaha Soomaaliya