Musharaxiin Soomaali ah oo ka qeyb galaya doorashada baarlamanka Australia

Fadhiga Baarlamaanka Australia

Doorashooyinka Federalka ee waddanka Australia ayaa xilligoodii laga soo hormariyey, waxaana xisbiyada ku tartamaya doorashooyinka dalkaas ay ku jiraan maalintii saddexaad ee ololaha doorashooyinka.

Sanadkan waxaa doorashada Federalka qeyb ka ah Soomaali u tartamaya kuraasta baarlamanka.

Wariyaha VOA-da ee qaaradda Australia, Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixi arrintaas ka hadlaysa inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Musharaxiin Soomaali ah oo ka qeyb galaya doorashada kuraasta Baarlamaanka Australia