Muran dhuleed ayaa soo kala dhexgalay maamulka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dadweyne ka tirsan kuwa degaanka, murankaasi oo la xiriira dhul ay mamaulku doonayaan in loo dhiso danguud, sida ay maamulku ku doodayaan.
Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Muran dhuleed u dhaxeeya shacabka iyo maamulka oo ka taagan Baraawe