Muqdisho: Roobab Khasaare Geystay

  • Mukhtaar Catoosh

Muqdisho: Roobab Khasaare Geystay

Roobabkii dhawaan Muqdisho ka da'ay ayaa dhibaato xagga hoyga ah ku keenay barakacayaashii ku sugnaa xeryaha barakacayaasha ee Muqdisho

Roobabkii dhawaan Muqdisho ka da'ay ayaa dhibaato xagga hoyga ah ku keenay barakacayaashii ku sugnaa xeryahay barakacayaasha ee Muqdisho.

Dadkan ayaa codsanaya in taageero lala gaaro maaddaama ay biyihii roobku ka qooyeen wixii guryahooda dhex yaallay.