Muqdisho oo ay kusoo kordhayaan dhallinyarada sameysa akhris wadareedka

Sanadahii lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho kusoo badanayay dhallinyarada wax akhrisa ee isugu yimaada goobaha shaaha lagu cabo ee caasimadda.

Da'yartaan oo isugu jira rag iyo hablo ayaa diiradda saara in ay faaqidaan buugaagta taas oo keentay in ay isku daydaan.

Waxyaabaha ay akhriyaan waxaa kamid ah sheekooyinka, suugaanta iyo buugaagta cilmiga ah iyo sidoo kale kuwa ka warramaya afkaaraha

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow oo ka qeybgalay mid ka mid ah kulmada ay isugu yimaadaan da'yarta wax akhrisa ayaa waxa uu inoo soo diray warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Muqdisho oo ay kusoo kordhayaan dhallinyarada sameysa akhris wadaraeedka