Muqdisho: Arday soo bandhigtay cilmi-baaris la xiriirta caafimaadka ilkaha

Caafimaadka Ilkaha

Macallimiinta Dugsiga Caalamiga ah ee Hilaal oo ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ardayda sanadka fasalka 5-aad dhameeyey ka caawiyey sidii ay cilmi baaris ugu sameyn lahaayeen caafimaadka ilkaha.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa magaalada Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir M. Abdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixnta cilmi-baarista caafimaadka ilkaha.m4a