Muqdisho: Afar Toogasho lagu Dilay

Afartan nin ayaa ka mid ahaa ciidanka DKMG ee Somalia, iyaga oo ay eeddoodu ahayd inay geysteen falal dil ah.

Saddex ka mid ah ayaa dilay askari ciidanka ka tirsan, halka ka kalena uu dilay qof rayid ah.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso

.