Muqdisho: 27 kun oo arday oo u fariistay imtixaanka dugsiga dhexe

In ka badan 27 kun oo arday ah ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsigayada dhexe oo uu qaadayo maamulka gobolka Banaadir, waxaana imtxaanaadka lagu qaadayaa ku dhowaad 70 xarrumood oo ku yaalla Muqdishu.

Xasan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

27 kun oo arday oo u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga dhexe