Micnaha Maraykanka ee dilka Bin Laden

  • Falastin Iman

Micnaha Maraykanka ee dilka Bin Laden

Maxay tahay micnaha ay Maraykanka ugu fadhido dilka hoggaamiyaha al-Qaacida, Osama Bin Laden.

Maxay tahay micnaha ay Maraykanka ugu fadhido dilka hoggaamiyaha al-Qaacida, Osama Bin Laden iyadoo dalkan ay ku nool yihiin Muslimiin.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa su'aashaasi iyo su'aalo kale weydiisay Prof. Cabdiwaaxid Sheekh Cismaan oo wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota iyo Faysal Cabdi Rooble oo ah qoraa ku sugan gobolka California.