Mucaaradka oo dowladda Soomaaliya ku dhaliilay heshiiska Itoobiya

Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed

Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Xasan Sheekh oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si weyn u dhaliiley heshiiska ay dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku gaareen inay dib u soo celinayaan xiriirkoodii diblomaasiyadeed.

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Shekh Axmed, iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdirashadkuur, ayaa dhaliilay siyaasadda madaxseyne Xasan Sheekh ee ku aadan khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya.

Faah-faahinta waxaa noo haya Maxamed Bashiir.

Your browser doesn’t support HTML5

Mucaaradka oo dowladda Soomaaliya ku dhaliilay heshiiska Itoobiya