Qarax ka Dhacay Muqdishu

Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay in qaraxan uu ka dhashay walxaha qarxa oo lagu xiray baabuur uu lahaa sarkaal ka tirsan nabd-sugidda.

Goobjoogayaashu waxay sheegeen in baabuurku burburay balse aan qaraxaasi cidna waxba ku noqon.

Maalintii shalay ayaa ururka al-Shabab ay sheegteen inay ka dambeeyeen dilkii sarkaal ka tirsan nabad-sugiida loogu gaystay Muqdishu.

Dhinaca kalena af-hayeenka booliiska ayaa sheegay inay fashiliyeen qarax la doonayey in lala beegsado garoonka diyaaradaha ee Muqdishu.

Hoos ka dhagayso wareysiga Af-Hayeenka Laamaha Amniga Qaasim Axmed Rooble

Your browser doesn’t support HTML5

Qasim Roble