Milkiilihii hoteellada Mansoor oo si heer qaran ah loogu aasay Hargeysa

Aaska milkiilaha hoteellada Mansoor

Waxaa Magaalada Hargeysa aas qaran loogu sameeyey Mulkiilihii Huteellada Maansoor Cabdiqaadir Xaashi Cilmi oo ka mid ah ganacsatada waa weyn ee Somaliland kaasi Jimcihii ku geeriyooday dalka India.

Warbixintan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Milkiilihii hoteellada Mansoor oo si heer qaran ah loogu aasay Hargeysa