Militariga Soomaaliya oo howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay Jubaland
Kismaayo —
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa howlgallo qorsheysan ay ka socdeen galbeedka magaalada Kismaayo, kuwaasi oo ay fuliyeen ciidanka Xooga dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland, waxaana ay ciidamada weerareen tuulooyin ay ku sugnaayeen Kooxda Alshabaab waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaare Nafeed.