Militariga Somaliland oo ka hadlay shirka Laascaanood

Soo dhoweynta Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac 

Magaalada Laascaanood waxaa shalay gaaray hoggaamiyayaal dhaqan oo ka qaybgalaya shir dhowaan ka dhici doona magaaladaasi.

Haddaba taliska Guud ee Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay shirka dhaqanka ee magaalada Laascaanood ka furmi doona iyo amniga garaaddada ku sugan magaaladaas.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Militariga Somaliland oo ka hadlay shirka Laascaanood