Militariga oo amray in laga fogaado goobaha Al-Shabaab

Ciidamada

Milatariga Soomaaliya ayaa uga digay dadka shacabka ah inay ka fogaadaan degaannada ay ku sugan yihiin al-Shabaab.

Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Sarreeyey Guuto Cabdulqaahi Caanood ayaa sheegay in dhinaca cirka laga bartilmaameedsan doono baraha ciidanka iyo saadka ee al-Shabaab.

Warkan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Militariga Soomaaliya oo shacabka digniin u diray