Mid ka mid ah guddigii qoray farta Soomaaliga oo geeriyoday
Aaska marxuumka
Melbourne —
Magaalada Melbourne ee dalka Australia waxaa xalay ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Cabdi Daahir Afey oo kamid ahaa gudidii qoray farta Somaliga sannadkii 1972-kii wuxuuna sidoo kale ahaa taariikh yahan Soomaaliyeed.
Warbixn arrintaasi ku saabsan waxaasoo diray wariyaha VOAda ee Aaustralia ibrahim Cumar baafo.
Your browser doesn’t support HTML5
Mid ka mid ah guddigii qoray farta Soomaaliga oo geeriyooday