Zenawi oo la Kulmay Qurbojoogta Soomalida Ethiopia

Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi (file photo)

Ra'iisal Wasaaraha Ethiopia, Meles Zenawi ayaa xafiiskiisa kula kulmay qorbejoogta Soomaalida Ethiopia kalana hadlay maalgashi

Ra’iisal wasaaraha Ethiopia, Meles Zenawi ayaa toddobaadkan la kulmay qurbojoog kasoo jeedda Ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia. Ra’iisal wasaare Meles waxa uu qorbejoogtan kala hadlay maalgashi ay gobolka ku sameeyaan.