Maxkamadda Maroodi-jeex oo xabsi ku xukuntay wariye Axmed Qani Xirsi

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay xukun hal sano ah oo ay Maxamadda Gobolka Maroodi-jeex ku ridday Wariye Axmed Qani Xirsi oo mudo bil ah ku xidhnaa magalaada Hargeysa.

Xukunkan ayaa daba socday qoraal uu weriyuhu ku daabacay Facebook. Warkan waxa Hargaysa ka soo diray weriyahayaga Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxkamadda Maroodi-jeex oo xabsi ku xukuntay Wariye Axmed Qani Xirsi