Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay xubin ka tirsan NISA

Kiiska TikTok

Maxkamadda milatariga Soomaaliya ayaa dil toogasho ah ku xukuntay xubin ka tirsan ilaalada shacabka ee ciidamada nabad-sugidda NISA, oo lagu soo oogay dacwadda dil la xiriira muran dhexmaray laba dhallinyaro ah oo laga yaqaano barta bulshada ee TikTok.

Faah-faahinta warkan waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay xubin ka tirsan NISA