Maxkamada sare ee Somaliland ayaa qaraar ka soo saartay arjigii ay guddiga doorashooyinku u gudbiyeen 4-tii bishan kuna saabsanaa tafsiir sharci oo la xidhiidha doorashooyinka Somaliland.
Faah-faahinta go’aanka maxkamadda waxaa warkan ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxkamada Sare ee Somaliland oo diiday arjigii guddiga doorashada