Max'ed Dheere oo Xabsiga laga sii Daayay

Max'ed Dheere

Maxkamadda G/benaadir ayaa maanta sii deysay Max'ed Cumar Xabeeb, Guddoomiyihii hore ee G/benaadir oo lagu waayay wax danbi ah.

Max'ed Dheere ayaa la xiray 17-kii bishii Febraayo kaddib markii lagu eedeeyay inuu lug ku lahaa dhimashada ku timid dad ku bannaanbaxayay magaalada Muqdisho.