Shalay waxaa Muqdisho ka furmay kalfadhiga 5-aad ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya.
Warbixin ku saabsan aragtida xildhibaanada labada aqal iyo bulshada rayidka ee ku aaddan qoddobada ahmiyada la siinayo Kalfadhiggan, waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxay yihiin qodobada horyaalla kalfadhigga 5-aad ee Golaha Shacabka?