Soomaaliya Maxay yihiin ajandeyaasha horyaalla baarlamaanka Soomaaliya? November 20, 2022 Baarlamaanka Muqdisho — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa toddodbaadkii hore furay kalfadhiga labaad ee labada aqal ee baarlamaanka oo furitaankiisa uu kusoo aaday xilli ay dalka meelo ka mid ah ka socdaan dagallo ka dhan ah Al-Shabaab. Haddaba maxay yhiin hawlaha horyaalla baarlamaanka? Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste. Your browser doesn’t support HTML5 Ajandayaasha horyaalla baarlamaanka Soomaaliya.mp3