Washington —
Xaliima Ismaaciil Ibraahim “Xaliima Yarey” oo ah Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Galmudug, horeyna u ahaan jirtay Guddoomiyaha Guddigii Qaran ee Madaxabannaan ee dooarashada dalka ayaa VOA uga warrtantay heshiiskan.
Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso wareysiga Xaliima Yarey.wav