Maxay tahay ujeedka safarka wafdiga dowladda Federaalka ee gaaray Jigjiga?

Wafdi ka socday dowladda Soomaaliya oo booqasho ku yimid dowlad deegaanka Soomaalida, gaar ahaan magaalada Jigjiga iyadoo ujeedka booqashadooda ay ahayd sidii ay khibrad wadaag uga heli lahaayeen qaab shaqeedka Barnaamijka shabakada badbaadada wax soo saarka ee PSNP.

Warkan waxaa Jigjiga kasoo diray wariye Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay tahay ujeedka wadfi ka socda dowladda Federaalka oo gaaray Jigjiga.mp3