Warbixin: Maxay Tahay Howsha Guddiyada Doorashada Somalia?

Somalia

Hoggaanmiyayaasha Madasha Qaran ayaa heshiiskii ay dhowaan ka gaadheen qaabka doorashadu uga dhacayso Soomaaliya waxaa ka mid ahaa dhismaha laba guddi doorasho oo kala ah Guddiga Doorashada Heerka Gobol iyo Guddiyada Doorashada Heerka Qaran.

Haddaba maxay tahay hawsha labadan guddi? Maxayse tahay dareenka laga qabaa? Waa mowduuca warbixino ka kooban laba qaybood.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay tahay howsha guddiyada doorashada?

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay tahay howsha guddiyada doorashada? (2)