Hawlaha dhamaystirka dastuurka oo muddo soo socotay ayaa la tilmaamaa in dhaqaale badan ku baxay. Haddaba maxay yihiin caqabadaha hor-taagan dhammeystirkiisa? Se, sidee looga gudbi karaa caqabadahaasi?
Warbixin arintan ku saabsan waxa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.