Maxay ka dhigan tahay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka?

Axmed Cise Cawad

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in bisha soo socota la filayo in Golaha Ammaanka ee QM ay ka qaadaan Soomaalia xayiraaddii hubka ee saarneyd muddo aad u dheer.

Haddaba, maxay uga dhigan tahay Soomaaliyaa iyo dowladda Federaalka haddii la qaado cuna-qabateynta hubka.

Su’aalahaasi iyo kuwo kale ayaa Sahra Cabdi Axmed ay waydiisey wasiirkii hore arrimaha dibedda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo ku sugan dalka Mareykanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay ka dhigan tahay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka?