Maxay ka dhigan tahay guddiyadii uu baabi'iyey madaxweyne Xasan?

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay kala diray labada guddi ee kala ah Guddiga Adeegga Garsoorka iyo Guddiga La-dagaalanka Musuqmaasuqa oo ay ansixisay dowladdii hore, isagoo amray in la toosiyo hannaanka loo soo dhisay labada guddi.

Labada guddi ayuu ansixiyey Aqalkii Hoose ee baarlamaankii 10-aad, waxaana saxiixay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, hase yeeshee xiligaas ma uusna ansixinin Aqalkii Sare ee baarlamaanka.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay ka dhigan tahay guddiyadii uu baabi'iyey madaxweyne Xasan?