Maxay ka dhigan tahay dib usoo laabashada burcad badeedda Soomaaliya?

Burcad badeed Soomaali ah oo haysatey markabka MV Abdullah ayaa dhawaan sii daayey ka dib markii la siiyey lacag madaxfurasho ah oo aan la xaqiijin cadadkeeda.

Burcadan ayaa la sheegey in ay laba jiho kala aadeen ka dib markii ay sii daayeen markabka. Qaar ka mid ah magaalooyinkii ay hore xarumaha ugu lahaayeen ayaa isku diyaarinaya in ay iska diidaan burcad badeeddan in ay magaalooyinkooda soo degeen.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa warbixintan ku eegeysa arrintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay ka dhigan tahay dib usoo laabashada burcad badeedda Soomaaliya?