Wareysi: Maxaa ka jira in darawalka Maxamed Mursal uu ku biiray Al-Shabaab?

Maxamed Mursal

Waxaa maalmahan warbaahinta iyo baraha bulshada dhex socday cod la sheegey inuu yahay mid ka mida shaqaalaha baarlamanka Soomaaliya, darawalna u ahaa guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo u galay ama ku biiray kooxda Alshabaab.

Haddaba guddoomiyihii hore ayaa wariyaha VOA-da ee Washington Falastiin Axmed Iimaan waxay kula xiriirtay khadka telfoonka, waxaana ay weydiisay waxa ka jira inuu darawalkiisii u goostay Al-Shabaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa ka jira in darawalka guddoomiye Mursal uu AL-shabaab ku biiray .mp3