Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa ururka Alshabab ku eedeeyey inay horjoogsadeen raashin loo waday dad u baahan
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ururka Alshabab ku eedeeyey inay horjoogsadeen raashin loo waday dad tabaalaysan oo aad ugu baahan.
Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.