Hargeysa —
Qaar ka mid ah dhallinyarada ka qalinjebisay jaamacadaha Somaliland waxaa haysta shaqo la’aan. Hase yeeshee qaar kale waxay aaminsan yihiin in dhallinyarada shaqo-doonka ah ay raadinayaan shaqo xafiis.
Dhallinyaradaas waxaa ka mid ah Cabdiwahaab Cali Cismaan oo shahaadada kowaad ka qaatay Jaamacadda Golis ee Hargeysa. Cabdiwahab waxa uu hadda ku shaqaystaa farsamada gacanta oo uu bartay.
Waxa uu magaalada Hargeysa ugu warramay Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa ugu wacan shaqo la'aanta dhallinyarada Somaliland?