Beledweyne —
Sida ay sheegeen dadka dhaqan-yaqaanka ah, sannadahaan danbe magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya ayaa waxaa kusii badanayey iska-warqab la’aanta iyo xiriirka dadka deriska ah ama isku xaafadda ah.
Haddaba maxay tahay sababta? Warbixintan waxaa ku eegaya wariyaha VOA-da ee Baladweyne, Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa sii yareynaya dhaqankii iska warqabka iyo xiriirka deriska ee Soomaaliyda?