Maxaa sabab u ah fatahaadaha kusoo noqnoqda Beledweyne?

Tobankii sano ee lasoo dhaafay waxaa sannad walba kusoo noqnoqnayay Baladweyne fatahaad uu sameynayo Webiga Shabeelle.

Fatahaadahaas ayaa sababa barakac xooggan oo ku yimaada shacabka magaalada iyo khasaare isugu jira mid nafeed iyo mid hanti.

Haddaba maxaa arrintaasi sabab u ah? Waxaa warbixintan ku eegaya wariyaha VOA-da Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxaa sabab u ah fatahaadaha kusoo noqnoqda Beledweyne?