Maxaa maanta looga hadlay shirka Golaha Wadatashiga Qaran?

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Waxaa maalinkii saddaxaad galay shirka golaha wadatashiga qaran ee ka socda magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya madaxda dowladda federalka ah kuwa maamul goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir.

Shirka ayaa looga hadlayaa qodoboo ay kamid yihiin siyaasadda amniga, la dagaallanka Alshabaab, dhameystirka dastuurka iyo arrimo kale. Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Cabdicasiis Barrow ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran

Dhinaca kale, Wariyaha VOAda Maxamed Colaad Xassan ayaa goor dhow shirkan wax ka weydiiyay Cabdiraxmaan Xudeyfi Af-hayeenka Madaxtooyada Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Cabdiraxmaan Xudeyfi