Afhayeenka Guddiga Doorashada DKMG ah iyo Wasiir kuxigeenka Hawlaha Guud ee Puntland ayaa kasoo horjeeday mudo kordhinta DKMG ah Somalia
Afhayeenka Guddiga Doorashada DKMG ah, Xildhibaan XasanCali, Wasiir kuxigeenka Hawlaha Guud ee Puntland, Cabdishakuur Mire Aadam, iyo Guddoomiyaha Ururka Somali Concern Group oo magaalada London ka dhisan, Prof. Maxamuud Guure ayaa kasoo horjeeday mudo kordhinta loo sameeyey DKMG ah ee Somalia.