Garoowe —
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobey oo ay hoggaaminayso Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Catriona Laing.
Warbixintaas iyo war-saxafadeed wada jir ay soo saareen xalay saaxiibada caalamka ee Soomaaliya waxaa noo haya Nuux Muuse Birjeeb.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa kasoo baxay kulankii QM iyo maamulka Puntland?