Soomaaliya Maxaa ka dhalan kara dib usoo laba kaclaynta burcad badeedda Soomaaliya? March 19, 2024 Arag Fikradaha Muqdisho — Marin biyoodka caalamiga ah iyo xeebaha Soomaaliya oo aanan lahayn ilaalo xooggan oo Soomaali ah, ayaa sal u noqday in falalka burcad badeedka, oo sanadihii dhowaa hoos u dhacay, ay sare u kacaan mar kale. Haddaba, badqab la’aanta gadiidka maraya biyaha Soomaaliya iyo weerarada burcad badeedda, saameyn intee la eg ayey ku yeelan kartaa ganacsigii iyo socodka shixnaha maraakiibta iyo doonyaha biyaha Soomaaaliya Isticmaalaya. Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan ku eegaysa. Your browser doesn’t support HTML5 Maxaa ka dhallan kara dib usoo laba kaclaynta burcad badeedda Soomaaliya?